Aragsan Cabdinaasir (ADUUNYO) New Somali Music Lyric

  • Aragsan Cabdinaasir (ADUUNYO) New Somali Music Lyric
    Lyrics song:
    Aduunyooy waayo Badan. marbay bay ku amaanaysa
    Marbay ku adeecaysa. marbay bay kudu hooraysa.
    Intay Ubax Ku lushay. hadana ka arsataa
    ardanbe kugu wiirsataa. ifkana kaa dabar jartaa.
    Ayaaniba waa Ayaan. marbay oon kugu dhibtaa
    Intaay dabin ku dhiigtay. ayaay aamus kugu dishaa
    Alaylehe naabisay. Admigu Dhibta wuu dhaxladay.
    Aduunyooy Kala warlay. Marbay ku ilaalisa
    Marbay Eed Kaa Jirtaa. adigun arxan ku gashaa.
    Intay adi ku heshay hadana. Hada kaa asataa
    Asqay ku qaybisaa. afkana way kaa xidha.
    Ayaaniba waa Ayaan. marbay oon kugu dhibtaa
    Intaay dabin ku dhiigtay. ayaay aamus kugu dishaa.
    Alaylehe naabisay. Admigu Dhibta wuu dhaxladay.
    Artist voice : Aragsan Cabdinaasir
    Song name : Aduunyo
    Released on : 2023-02-05
    lyrics : Cabdishakuur Siciid Cabdi
    Melody : Khaalid messi
    Music by : Abdiqahar Ilkacase
    SNE ℗
    www.pinterest.com/ahmedwelibeeyo
    Subscribe channel @Dailymusik
    @aragsan #heescusub

    Category : Somalia Music Videos

    #aragsan#cabdinaasir#aduunyo#new#somali#music#lyric

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up