Ismail Danan || Wixii Tagay Iloow || Somali Music To The World 2023

  • Ismail Danan Wixii Tagay Ilow
    Erayada. Shaafici Yuusuf
    Laxanka. Mustaf Macalin Caydiid
    Musiga. Ahmed Wali Furinle
    Codka. Ismail Danan
    Ruuxii Tisqaada
    Dadku Tiigsadaayo
    Tacab Iyo Aqoonbaa
    Inta Loo Tartamaya
    Qalbigii Ku Tabayaa
    Nafta Lagu Tolaayo
    Tilmaam Toosanaaniyo
    Tala Lagu Meel Maraa
    Wixii Tagay Iloowoo
    Aduun Tabashadiiso
    Tooso Mar Qura
    Tabantaabi Aayaha
    Ninkii Turuqiisa Maalee
    Toban Foof Sadaa
    Waxaa Uu Ku Taama
    Inuu Tiir Xireystee
    Taageero Caashaqa
    Mudo soo Taraaye
    Taakulee Markaago
    Tiir Dhexaad U Noqo
    @Umadashow Subscribe Like Mahadsanid

    Category : Somalia Music Videos

    #ismail#danan#wixii#tagay#iloow#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up