Haboon Nuura ||Gogol Caashaq|| Somali Music To The World 2023

  • Habon Noora Best Song Inan Garxajis
    Erayada. Xamda Hiil Hableed
    Laxanka. Qamar Suugaani
    Codka. Haboon Nuura
    Musiga. Muftaax cadeed
    Lyrics. Umada Show
    Gogol Caashaq Baa Taala
    Geedka Lawada Buuxshay
    Geel Baa Lakala Qaatay
    Asmo Gaari Baan Bixinay
    Aan Geesi Wiil Siinay
    Iyo Guurti Soo Doontay
    Tala Lagaga Maamusay
    Waa Gabar Sanaag Kow Dheh
    Waa Geenyadii Dumar Dheh
    Waa Inan Garxajiso Dheh
    Aan Cidina Gaareynin
    Inankiyo Gabadheenu
    Nuux Gooni Weeyane
    Gobanimo Ku Hana Qaaday
    Cabdiyow Gudoon Caawa
    Ha Gohaadine Seedi
    Yaaney Galina ciishoonin

    Category : Somalia Music Videos

    #haboon#nuura#gogol#caashaq#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up