Khadro Silimo ||Wiiloow|| Somali Music To The World 2023

  • Khadra Silimo Wiiloow
    Erayada. Abdishakuur Alla Yahdiik
    Laxanka. Abdullahi Sh Afgooye
    Codka. Khadra Sinimo
    Musiga. Ahmed Wali Furinle
    Wiiloow Galgaceylka
    Adaa Wadnaheyga
    Xusuusta Ku Waabay
    Waa Baahida Jaceylka
    Maxaa Walalowga
    Dartaa Walbaharka
    Walaaca La Toosay
    Adaa wacadkeeni
    Xagaaga Ka Wiiqay
    Sidii Baan Wanaaga
    Naftii Kugu Wey Raxeysay
    Dulqaad Ugu Waaniya
    Dhamaan Waax Yahayga
    Dareenka Ku Weyn Baa
    Wiideeyey Jirkeygaa
    Jaceyl Waayihiisa
    Wareerkiyo Ciilka
    Dartaa Wiiradiisa
    Maxaan Nafta Waanshay
    @Umadashow Subscribe Like Share Walaal

    Category : Somalia Music Videos

    #khadro#silimo#wiiloow#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up