Farxiya Fiska & Yasiin Galley ||Miyaan Kuuba Quura|| Somali Music To The World 2023

  • Farxiya Fiska & Yasiin Galley Miyaan Kuuba Quura
    Qudhu Teey Jeclaatay
    Maba Aan Qadariyeen
    Qof Kale Wuxuu Yidhi
    Qowlkaagi Mooye
    Quluubtoyo Qalbiga
    Adigaa Ku Qoranoo
    Miyaan Kuuba Quudha
    Hadalada La Qoonsado
    Aan Qeexo Qodobada
    Miisaan U Qaado
    Quruxdaada Hodanka Ah
    Iyo Qaar Kaloo Badan
    caashaqa Ka Qaaday
    Qaadir Baa Nusqaaniyo
    Qadaf Kaa Ilaalsho
    inaan Qoys Wadaagnaa
    Qalbigey Codsanayaa
    Adiga Qadarin Iyo
    Qiima Ii Hayoo
    Inaan Qoys Wadaagnana
    Kula Qaatay Taladee
    Miyaan Kuuba Quudhaa
    Hadalada La Qoonsado
    Anba Kuuma Quudheen
    Hadalada La Qoonsado
    @Umadashow #subscribe #like

    Category : Somalia Music Videos

    #farxiya#fiska#amp#yasiin#galley#miyaan#kuuba#quura#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up