Khadar Keeyow ||Somali Cidaan Aheyn|| Somali Music To The World 2023

  • Qadar keeyow best Somali Singer 2023
    Erayada Abwaan Royal
    Laxanka Nabiil Bulle
    Codka. Khadar Keeyow
    Musiga. Abdu Wahab Cantar Naaji
    Lyrics Video. Abdirahem Olad
    Hubaal sadriga Waad Qaadato
    Halkii Saac Baa Ku Jeer
    Sawirkaaga Daya
    Nafta Ku Seexiyaa
    Si Baan Kuugu Ahay
    Ahay Baryahaanee Haa
    Marka Aad Sii Jeesataa
    Leysaaqaya Qalbiga Leysaaqaya
    Markaad Soo Jeesato
    Jaceylku Siyaadaya
    Siyaaday Wuu Siyaadaye
    Siyaaday Jaceylku Siyaaday
    Alla Siyaadayaaye
    Adduunkan Sahan U Diray
    Waa Koow Waa Koow
    Tilmaantaan Siiyay Iyo hooy Hooy
    Saxdii Adiga Noqdoo
    Sinjiga Waan Garanaya
    Soomaali Cidaan Aheyn
    Sidani Ma Ahaan Kartee
    Xageed Ifka Kaga
    Sugneyd Qof yahay
    Siduu Rabi Kuu Dhigi Iyo
    Waxaad Ku Saleysan Tahay
    ……………………………..
    Sadbaa Tahay Maqnaa
    Saxdii Baa Tahaye
    Tahay Aan Rabay
    Yarta Aan Saadaaliyaay
    Midaan Sugaayay Baa Tahay
    Hablaha Iilama Aad Sinid
    Macaan Kaalay Ii Soo Dhawoow
    Oo Kaalay Kaalay ii Soo Dhawoow
    Macaan Kaalayee

    Category : Somalia Music Videos

    #khadar#keeyow#somali#cidaan#aheyn#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up