ISKALAAJI | HA I DILIN RABOW HA I DOORIN | QALBI DOOJA | HEES CUSUB 2023

  • Lyrics:
    Ha Idilin Rabow Ha I Doorin
    Yaanan Iilka Degin Lay Duugin
    Anigoon Ka Dayn Bixin Dookhu
    Tuu Doortaye Naftu Doontay
    Daawashada Ifkee La Dalxiiso
    Darajada Nafluhu u Dadaalo
    Dun Xariira Iyo Nasab Diin Leh
    Dabacsani Dulqaad Ixtiraam Leh
    Dugsigii Kashiyo Nacab Dayra
    Dawadii Xiskiyo I Daryeela
    Maan Deeqa Iyo Qalbi Dooja
    Daymadeeda Taan Duni Siistay
    Si Kastoon U Daydayay Daalay
    Da'deedana Ka Waayay Dunteeda
    Dumar Lama Sinee Qalbi Dooja
    Kaligeed Ku Daabacan Maanka
    Dibnahoon U Furin Qof Dushaas
    Waxa Uurka Ku Dadan Ka Dareenta
    Diktoorkayga Ruuxda Daweeya
    Sow Darteed Haween Uma Daynin
    Dugsigii Kashiyo Nacab Dayra
    Dawadii Xiskiyo I Daryeela
    Maan Deeqa Iyo Qalbi Dooja
    Daymadeeda Taan Duni Siistay
    Follow Us Our Socail Media..
    Youtube: www.youtube.com/@Karanyassin
    Facebook: bit.ly/3IHB9e8
    Instagram: bit.ly/34fr2OS
    Tiktok: bit.ly/3s1Femu
    Thank You For Watching...❤

    Category : Somalia Music Videos

    #iskalaaji#ha#i#dilin#rabow#doorin#qalbi#dooja#hees#cusub#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up