khadra daahir & cabduqaadir bagaag - gabaldaye miyaa tahay

  • khadra daahir & cabduqaadir bagaag lyrics
    "CABDUQAADIR BAGAAG"
    soo anigii guyaal badan
    kuu gubay aduunyee
    dartaa aan ulaalnaa
    gurradiyo naceeybshaha
    gacantoo aad sayrtiyo
    maxeey baday galiilyada?
    gabaldaye miyaad tahay
    hadba gees ujeedsada
    waa maxay galgalashadu
    waad iga guracantee
    gamban maayo caawee
    ha gaadmin
    waan ku garabsocdaaye
    ha goosan
    waan soo gadoomee
    aan gooshno
    "KHADRA DAAHIR"
    adoo gole ka maagloo
    haweenkaba ka gaabsaday
    sootaan ku gada baray
    garta iyo tusaalaha
    adigoo gorfeyn karin
    sootaan geesi kaa dhigay
    go'e halaq miyaa tahay
    hadba marada ii gala
    goddadleeyntu waa maxay
    waad iga gardarantahee
    waan kaa gadoomee
    ha goohin
    waanan kugu galeenine
    ha guuxin
    waan guurayaayee
    igees mar
    (saananeeti studio)
    Madadaaliyaha umada soomaaliyeed waxaan mar walbaa utaaganahay inaan soo bandhigo heeso ciyaaro sheekooyin iyo wax kaloo badan.
    Sidoo kale waxaan utaaganahay soo nooleenta fanka soomaaliyeed hadii eey ahaan laheed qoraal maqal iyo muuqaal.
    Waxaan aaminsanahay nabada isdhaxgalka bulshada waxaan xooga saaraa xasiloonida
    Ilaalinta sharafka dhaqanka iyo diinteena suuban
    Dhowrista qiyamka soomaaliyeed kaasoo aan kusoo dhax barbaaray anigoo ah abdirahin elmi yuusuf waxaan idin ka codsanaa walaalaha soomaaliyeed inaad ii cimaamadaan YouTube-ka subscribe like comment iyo share intaba aadan iga baqeelin.
    Kani waa link-ga YouTube channel-keeyga saananeeti fadlan walaal subscribe ii saar adigoo mahadsan soomaaliya hanoolaato.
    bit.ly/3wpyZcI
    Waxaad sidoo kale igala socon kartaa parta Facebook page-kaa saananeeti
    www.facebook.com/saananeeeti
    muuqaalka aduunyadu ma'siisteen
    youtube.com/shorts/nWZmQ8s8_zE?feature=share
    #cabduqaadirbagaag
    #khadradaahir
    #gabaldaye
    axmed cali cigaal, khadra dahir, gabaldaye, cabduqaadir bagaag, hooygaan dhiseenaa, saana neeti, saananeeti, heeso,

    Category : Somalia Music Videos

    #khadra#daahir#amp#cabduqaadir#bagaag#gabaldaye#miyaa#tahay

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up