khadra daahir cige | xubi baa | somali music video

  • HEESO CUSUB KUWII HORE KUWII DHEXE KUWII DANBE ALL SOMALI MUSIC ENTERTAINMENT
    KHADRA DAAHIR CIGE
    xabaal in galaa
    xaq weeyaan
    ileense xubi baa
    aan xagnaba udhicinee
    hooy ileense xubi baa
    aan xagnaba udhicinee
    wadniyo sanbab
    wada shaqeenaayo
    mid wiiqmay xanuun
    uun ma waayahaaye
    alla mid wiiqmay xanuun
    uun ma waayahaaye
    hadii aan sugo
    leegu jiimimaayo
    hooy samirku waxba
    iima soo sidooyee
    alla samirku waxba
    iima soo sidooyee
    dhiloowyahanka dhirtuu
    ka baxee
    hooy maxaa dhaxda
    iigu kaa maraayee
    alla maxaa dhaxda
    iigu kaa maraayee
    Madadaaliyaha umada soomaaliyeed waxaan mar walbaa utaaganahay inaan soo bandhigo heeso ciyaaro sheekooyin iyo wax kaloo badan.
    Sidoo kale waxaan utaaganahay soo nooleenta fanka soomaaliyeed hadii eey ahaan laheed qoraal maqal iyo muuqaal.
    Waxaan aaminsanahay nabada isdhaxgalka bulshada waxaan xooga saaraa xasiloonida
    Ilaalinta sharafka dhaqanka iyo diinteena suuban
    Dhowrista qiyamka soomaaliyeed kaasoo aan kusoo dhax barbaaray anigoo ah abdirahin elmi yuusuf waxaan idin ka codsanaa walaalaha soomaaliyeed inaad ii cimaamadaan YouTube-ka subscribe like comment iyo share intaba aadan iga baqeelin.
    Kani waa link-ga YouTube channel-keeyga saananeeti fadlan walaal subscribe ii saar adigoo mahadsan soomaaliya hanoolaato.
    bit.ly/3wpyZcI
    Waxaad sidoo kale igala socon kartaa parta Facebook page-kaa saananeeti
    www.facebook.com/saananeeeti
    caku tal idhaaftiyo iskalaaji youtu.be/Iauef889UzQ
    #khadradaahir
    #xubibaa
    #heesmacaan
    khadra dahir cige
    xubibaa
    dadkoo dhami hawariyeen
    dadkoo uruurayoo
    caashaqaaga aawgii
    saananeeti
    hees cusub
    heeso cusub

    Category : Somalia Music Videos

    #khadra#daahir#cige#xubi#baa#somali#music#video

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up