cabdi cali bacalwaan & sahra axmed | mowle ha isku keen simo

  • HEESO CUSUB KUWII HORE KUWII DHEXE KUWII DANBE ALL SOMALI MUSIC ENTERTAINMENT
    CABDI CALI BACALWAAN
    sida mooda galabtii
    dhulka oon madoobeeyn
    cadceediina maqantahay
    wali maalintii iyo
    maqribkoo aan kala guran
    labadaa marxaladood
    iyadoon midnaba noqon
    oo midab dhalaalaa
    muuq mas ciideed
              Kooris
    muuq iyo adaa sharaf
    magac iyo adaa qurux
    rabi kugu maneeystee
    maddadaala ramadleey
    mowle ha isku keen simo
    SAHRA AXMED JAAMAC
    sida muuni subaxeed
    habeenkoon mugdi aheyn
    cadceeduna mudh soo oran
    mirow yahay dhulkuna wali
    oo sagal macaan iyo
    fad malaasan iyo caad
    oo mayaygu caariday
    sadaxdu is maquurteen
    madax shucaac ku leh
                 Kooris
    muuq iyo adaa qurux
    milgo iyo adaa sharaf
    iyo waliba meel joog
    rabi kugu maneestaye
    mowle ha isku keen simo
    Madadaaliyaha umada soomaaliyeed waxaan mar walbaa utaaganahay inaan soo bandhigo heeso ciyaaro sheekooyin iyo wax kaloo badan.
    Sidoo kale waxaan utaaganahay soo nooleenta fanka soomaaliyeed hadii eey ahaan laheed qoraal maqal iyo muuqaal.
    Waxaan aaminsanahay nabada isdhaxgalka bulshada waxaan xooga saaraa xasiloonida
    Ilaalinta sharafka dhaqanka iyo diinteena suuban
    Dhowrista qiyamka soomaaliyeed kaasoo aan kusoo dhax barbaaray anigoo ah abdirahin elmi yuusuf waxaan idin ka codsanaa walaalaha soomaaliyeed inaad ii cimaamadaan YouTube-ka subscribe like comment iyo share intaba aadan iga baqeelin.
    Kani waa link-ga YouTube channel-keeyga saananeeti fadlan walaal subscribe ii saar adigoo mahadsan soomaaliya hanoolaato.
    bit.ly/3wpyZcI
    Waxaad sidoo kale igala socon kartaa parta Facebook page-kaa saananeeti
    www.facebook.com/saananeeeti
    caku tal idhaaftiyo iskalaaji youtu.be/Iauef889UzQ
    #bacalwaan
    #sahraaxmed
    #heescusub
    mowle ha isku keen simo sahra axmed cabdi cali bacalwaan hees cusub hees macaan heeso cusub somali music video somali heeso kaban qaraami qaaci

    Category : Somalia Music Videos

    #cabdi#cali#bacalwaan#amp#sahra#axmed#mowle#ha#isku#keen#simo

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up