sahra axmed jaamac | qudha hadii aan waayana | hees macaan

  • HEESO CUSUB KUWII HORE KUWII DHEXE KUWII DANBE ALL SOMALI MUSIC ENTERTAINMENT
    sahra axmed jaamac hees macaan
    qadar dhacay quraan iyo
    adaa qabar ma oof shaanee
    qalbigaan kasii daawadaa
    kii la ii qorayee
    qab qab dhaafay weeyaanee
    ninka i quursanaayaanee
    ana waan u qooqnahayee
    waa qaali caashaquyee
    way qasaarinaayaan
                  Kooris
    ana qeyrkeey kaan rabay
    kuma quusanaayoo
    qudha hadii aan waayana
    qabrigaan markaan go'o
    na qaadsiiya leeyahay
    saananeeti studio
    Madadaaliyaha umada soomaaliyeed waxaan mar walbaa utaaganahay inaan soo bandhigo heeso ciyaaro sheekooyin iyo wax kaloo badan.
    Sidoo kale waxaan utaaganahay soo nooleenta fanka soomaaliyeed hadii eey ahaan laheed qoraal maqal iyo muuqaal.
    Waxaan aaminsanahay nabada isdhaxgalka bulshada waxaan xooga saaraa xasiloonida
    Ilaalinta sharafka dhaqanka iyo diinteena suuban
    Dhowrista qiyamka soomaaliyeed kaasoo aan kusoo dhax barbaaray anigoo ah abdirahin elmi yuusuf waxaan idin ka codsanaa walaalaha soomaaliyeed inaad ii cimaamadaan YouTube-ka subscribe like comment iyo share intaba aadan iga baqeelin.
    Kani waa link-ga YouTube channel-keeyga saananeeti fadlan walaal subscribe ii saar adigoo mahadsan soomaaliya hanoolaato.
    bit.ly/3wpyZcI
    Waxaad sidoo kale igala socon kartaa parta Facebook page-kaa saananeeti
    www.facebook.com/saananeeeti
    caku tal idhaaftiyo iskalaaji youtu.be/Iauef889UzQ
    #sahraaxmed
    #qudhahadiiaanwaayana
    #heesmacaan
    sahra axmed
    qudha hadii aan waayana
    hees macaan
    hees cusub
    somali music
    qaaraami
    kaban qaaci

    Category : Somalia Music Videos

    #sahra#axmed#jaamac#qudha#hadii#aan#waayana#hees#macaan

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up