hees: dhuubooy | maxamed shareeco | somali music 2023

  • LYRICS
    Dhuubooy bilaneey
    Soo dhawoow ila
    Dheel ila dheel
    Lugta dhibi dhibi
    Dhaqaaji garbaha
    Dhaxda aan ku qabtoo
    Isku kaa dhajiyee
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay cayaar
    Cayaarta dheel
    Dhaxda imaaw
    Dhab udhaqaaq
    Dhabarka rux
    Dhinac utuur
    Lafaha dhaqaaji
    La dheel xuseen
    Xishoodka dhaaf
    Xerada imaaw
    Dhaxda mara ku xer
    Xaraga udheel
    Bidix bidix
    Dhanka bidix
    Midig midig
    Dhanka midig
    Hadba dhinac eegoo
    Dhididka seeri
    Dhuubooy bilaneey
    Soo dhawoow ila
    Dheel ila dheel
    Lugta dhibi dhibi
    Dhaqaaji garbaha
    Dhaxda aan ku qabtoo
    Isku kaa dhajiyee
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay dheeha
    Dheeman iyo luul
    Tii loo dhigaay
    Dheeri iyo qurux
    Loo dhameeyaay
    Dhabanka dhabanka
    Maku saaraa
    Dhuubaneey dhaxda
    Ma isku dhagnaa
    Soo dhaweey dibnaha
    Uuum
    Dhakab igu sii dhab dhab
    Dhadid ka waraari
    Rari rari rari
    Nafta haka dheeraan
    Dhibta ka ilaali
    Habeenkii dhamaayee
    Aan kusii dhaweeyee
    Ina keen dhabaha
    Aan dhawaawaceenee
    Dhuubooy bilaneey
    Soo dhawoow ila
    Dheel ila dheel
    Lugta dhibi dhibi
    Dhaqaaji garbaha
    Dhaxda aan ku qabtoo
    Isku kaa dhajiyee
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay faiza
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay farxiya
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay kaltuun
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay faaduma
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay deeqa
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay raaxa
    Kaalay kaalay kaalay
    Kaalay kuligiin
    Waqti ha igu dheereen
    Ii dhaga nugloow
    Nalka dhag kasii
    Dhabta aan ku saaro
    Dheesha aan bilaawno
    Aan dhameeno xaajo
    Dhuubooy bilaneey
    Soo dhawoow ila
    Dheel ila dheel
    Lugta dhibi dhibi
    Dhaqaaji garbaha
    Dhaxda aan ku qabtoo
    Isku kaa dhajiyee
    Aan jaceylka
    Jaceylka dhisnee
    Aan jaceylka
    Jaceylka dhisnee

    Category : Somalia Music Videos

    #hees#dhuubooy#maxamed#shareeco#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up