EREYADA: SIDIIQ JIIR
LAXANKA: SAALAX SANAAG
MUSIC: BULSHAWI
CAMERA : V. Eigth AND MOMAAME
EDIT: MO MAAME
Qaalid Kaamil Rag Waxaa Is Dhaafsha #Khaalidkaamil
Waa Dhaayaheyga
Dhimirkiyo Xiskeyga
Waa Dhiiga Raaca
Dhuumaha Jirkeyga
Waa Ima Dhaliila
Dhibta Iga Ila